Axmed Madoobe oo tagay Baar Sanguuni kuna dhawaaqay Dagaal (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ay wehliyaan Wasiiro iyo saraakiil katirsan maamulkiisa ayaa maanta gaaray Deegaanada Buulo Gaduud iyo Baar Sanguuni ee gobolka Jubada Hoose. Axmed Madoobe waxaa kusoo dhaweeyay deegaanada uu tagay saraakiil iyo masuuliyiin katirsan maamulka jubbaland, waxa uuna madaxweynaha kulamo kala duwan la qaatay saraakiisha iyo masuuliyiinta kale ee … Continue reading Axmed Madoobe oo tagay Baar Sanguuni kuna dhawaaqay Dagaal (Daawo Sawirada)